DF oo Arimo Xasaasi ah kala hadashay Golaha Ammaanka ee Midowga Afrika (Sawirro)

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud, ayaa maanta oo Talaado ah qaabilay xubnaha Golaha Nabadda iyo Ammaanka ee Midowga Afrika oo ku soo gaaray Muqdisho shalay oo Isniin ahayd booqasho shaqo oo seddex cisho qaadanaysa , isagoo kala hadlay waajibaadka shaqo ee AMISOM oo ku dhow inuu idlaado 31 December, 2021 … Continue reading DF oo Arimo Xasaasi ah kala hadashay Golaha Ammaanka ee Midowga Afrika (Sawirro)